Funaanad PGl MfuN

Boga "Garan halkan ayaa laga soo toosiyay.
Funaanad Buluug ah.
Maalinka funaanadaha aduunka Leipzig
Replica of a Copa Libertadores 1989 shirt

Funaanad (Af-Ingiriis: T-shirt; Af-Carabi: قميص ذو كمين) sidoo kale loo yaqaano Garan, waa dhar laga hoos gashado shaaiyada, inta badan malahan galuusyo, sidoo kale inta badan malahan wax jeeb ah. funaanada malahan kuleeti, waxee leedahay qoor aad u gaaban.

Qoraalka gudaha oo kooban

  • 1 Hordhac
  • 2 Magaca
  • 3 Dharka
  • 4 Muuqaalo
  • 5 Sidoo kale fiiri
  • 6 Tixraac

Hordhac

Funaanadu wuxuu ka mid yahay dharka joogtada ah ee rag iyo dumarba isticmaalaan kaasi oo loo xidho in jidhka ka difaaco dhaxanta iyo qaboowga. Sidoo kale, garanka waxaa loo xidhaa xarago iyo isqurxin, dunida maanta waxaa jira shaqooyinka qaar ay khasab tahay in shaqaaluhu ku soo labistaan koodh. Guud ahaan, garanku waa maro la tolay taasi oo leh qaab le'eg qofka xidhanaya ama isticmaalaya sheygaasi. Shaadhku wuxuu leeyahay astaamo u gaar ah oo ka duwan noocyada kale ee dharka. Astaamaha ugu muhiimsan ee shaadhasha waxaa ka mid ah raqabada, jeeb iyo galuusyo (badhano) badan oo laabta ku dhex yaala.[1]

Magaca

Ereyga Garan asal ahaan waa mid Af-Ingiriis ah oo waxaan ka soo xiganahay luuqadaasi Ingiriiska ereyga Garment.[2]

Dharka

Dharka (Af-Ingiriis: Textile ama Cloth; Af-Carabi: نسيج (قماش)) waa shay dabacsan oo ka samaysan dun la xardhay. Dharka waxaa laga sameeyaa dun ka timaada haraga xoolaha, xayawaanka iyo cudbiga iyo noocyo aartifishal ah.[3] Marka dharka la samaynayo waxa la isticmaalaa habab badan oo kala duwan, waxaa ugu caansan tolida, mareegida, iyo isku xidhxidhka dunta. God ku yaala galbeedka wadanka Joorjiya ee bariga Yurub ayaa waxa laga helay qidcad harag oo lagu wado in dhar ahaan loo isticmaali jirey wakhti hada laga joogo 34,000 oo sano. Dharka guud ahaan waxaa la isku yidhaahdaa Hu'; kaasi oo u kala baxa noocyo badan. Kugu ugu muhiimsan ee dadku isticmaalaan maalin kasta waxaa ka mid ah: surwaalka, shaadhka, diraca, shalmada, goonada, koodhka, kabaha iyo kuwo kale oo badan.[4][5]

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

  • Surwaal
  • Shaadh
  • Noocyada Dharka iyo Hu'ga
Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
Funaanad

Tixraac

  1. William L. Brown III, "Some Thoughts on Men's Shirts in America, 1750-1900", Thomas Publications, Gettysburg, PA 1999. Template:ISBN, p. 7
  2. Dorothy K. Burnham, "Cut My Cote", Royal Ontario Museum, Toronto, Ontario 1973. Template:ISBN, p. 14
  3. C. Willett and Phillis Cunnington, The History of Underclothes, Dover Publications Inc., New York 1992. Template:ISBN pp. 23–25
  4. "surwaalka, shaadhka, diraca, shalmada, goonada, koodhka, kabaha"
  5. C. Willett and Phillis Cunnington, The History of Underclothes, Dover Publications Inc., New York 1992. Template:ISBN pp. 54

Popular posts from this blog

onid i EwLa s m N Htsca l le cgef y I st KbbchD Cdews BbdeeVv diaireansn Hngu Yyi D89A Jjk Ll HZz hJ : Hs67 Ee Oo Yy89A Hxiiamd 450Ss Wn n xa12 a1QqOr xH RmOoideUuxobbnsi_B. TWzes co0Eer2 Mm l R 06 Re XOliL.ikkibPrOr0pascoj iib0Sua F Mm9Ar TmAaGostt Ud Faep:n sie w Zz D Ne

Catedral de San Pablo de Londresmondiaon ecueco